Baafin

Baafin:

Ciidanka Booliska JSL wuxuu Baafinayaa inantaa yar oo Ambada oo magaceeda ku sheegtay Raaqiya Cabdinaasir Cabdilaahi, waxaa lagu hayaa Saldhiga dhexe ee magaalada Boorama.

Hadaba Ehelkoodu ha tagaan Saldhiga dhexe ee Boorama.