May 09, 2024
Ciidamada Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Eedaysane Jimcaale Maxamed Maxamuud ina Nasra X Cabdi da'da17 jir ah , kaasoo ku eedaysan inuu xalay abbaaro 11:00, Mindi ku dilay Marxuum: Cabdixakiin
Ciidamada Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Eedaysane Jimcaale Maxamed Maxa...