Taliyaha Ciidamada Booliska JSL S/Gaas Maxamed Aadan Saqadhi ayaa tababar u soo xidhay xubno kamida ciidamada Nabadgelyada Waddooyinka.

Tababarkan ayaa noociisu ahaa Cilmiga Tignoolajiyada, waxaana sidoo kale u furay xubno cusub oo la bari doono shuruucda nabadgelyada waddooyinka.